Daawo:Maamulka Xeraale oo ka hadlay weerarkii lagu soo qaaday

xeraale

Gudoomiyaha Degmada Xeraale Bashiir Daahir Yuusuf ayaa Shir jaraa’id oo uu qabtay kaga hadlay xaalada Magaalada Xeraale iyo saamaynta dagaalkii ka hacay 18,kii Bishaan.uu ku yeeshay Magaalada waxuuna uu ku baaqay in la maxkamadeeyo Koox uu ku sheegay inay Caadeysteen daadinta dhiiga Shacabka

Hoos kadaawo warbixintii Naftaada Nabada Bar.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.