Daawo:Aabe Xaaskisii iyo Ilmo Kismaayo Looga reebtay

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka Jira dhibaato lagu hayo shacabka Soomaliyeed taas oo ay gaysanayaan Axmed Madoobe iyo Jamhadiisa Dhibaatooyinkaas ayaa waxaa kamida Dil, dhac, Kufsi, Boob hantiyeed iyo Masaafurin lagu hayo Shacabka iyo Masuuliyiinta ka fikir duwan axmed madoobe.

Tii ugu dambaysayna waxay ku dhacday Aaabe Cabdifitaax Maxamed Yuusuf oo qaar kamida Caruurtiisa iyo xaskisii lagala haray hadana asagoo lasoo dhibaateeyey Magaalada Muqdisho loo soo tarxiiley.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.