gedotimes.com
Luuq:Dab Sababay qasaaro Hantiyeed ayaa kdhacay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo
Maamulka iyo qaybaha bulshada ayaa si wada jir ah uga qayb qaatay deminta dab ka kacay xaafad kamid ah Degmada Luuq ee Gobolka Gedo kaas oo sababay qasaaro Hantiyeed oo kala duwan.