Isbitaalka degmada Luuq oo qalab caafimaad lagu wareejiyay

luuu

Maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa maanta Qalab Caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay waxa ay ku wareejiyeen Isbitaalka guud ee degmada Luuq.

Qalabkaan waxaa ju deeqay Hay`adda Samafalka ee World vision waxa ayna ka koobnaayeen Sariiro, Dawooyin iyo Qalabka lagu baaro cudurada.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.