Daawo:Wasiir Beyle Qof 3 Mushaar iyo Xaarandanbe qaadanaya majirto Waqtigeedina wuu soo dhamaaday.


Wasiirka Maaliyada Dowlada Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa waxuu ka hadlay mushaarka shaqaalaha dowlada oo ku jiraan Ciidamada.

Wasiir Bayle ayaa waxuu sheegay Shaqaalaha dowladda oo Ciidamada kujiraan Mushaar ayay wada qaataan, waxaana jira dad seddex mushaar qaadan jiray hadii laga jaro oo lagusoo kobo hal mushaar oo xaq u leeyahay waad dareemaysaa xanuunka uu u yahay qofkaas.

Wasiir Bayle waxaa kaloo intaas ku daray xaaraan dambe oo dad qaadanayaan cidey doontaba ha noqotee waa soo dhamaatay mana dhici doonto, Ruux kastana waxaa uu marayaa hanaan lagu xaqiijinaayo inuu kamid yahay shaqaalaha dowladda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.