Ciidamada dowlada oo ku guulaystay inay soo qabtaan rag katirsan shabaab

ciidan

Howlgal aad loo qorsheeyay oo ciidamada amnigu ay fuliyeen 19kii Bishan ayay ku soo qabteen madaxii maxkamadda alshabaab ee Bariire.

Hawlgalkaan lagu qabtay horjoogahaan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho,waxuuna sidoo kale Argagixisada u qaabilsanaa u xalaalaynta dhiigga dadka muslimiinta ah.

Ciidamada qaranka ayaa wada howlgal aad loo qorsheeyay oo lagu dhabar jabinayo argagixisada si loo badbaadiyo shacabka Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.