Muuqaal:Gudoomiyaha Barlamanka Puntland ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe

Gudoomiyaha Barlamanka Dawladda Puntland Mudane C/xakiin Maxamed Axmed iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Gudoomiyaha iyo weftigiisa oo saaka kasoo kicitimay magaalada Muqdisho ayaa waxaa kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Garoowe Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha wakiilada, Xildhibaanada Barlamanka iyo dadweyne kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.