Daawo:Qoyskaaga Ka dhig Mid Is-badelka La socda.

qoysbile

Ustaad Cusmaan Sheekh Axmed (Qoysbile) oo ah khabiir ka faalooda arrimaha qoyska ayaa barmaamijkiisii taxanaha ahaa waxuu qaybtiisii 25aad kaga hadlay Isbadalka Qoyska oo ay kamid yihiin sida Maalinta iyo Habeenka, Dada, Dhisida qoyska, Awlaada iyo Kuwa kale.

Ustaad Cusmaan Sheekh Axmed (Qoysbile) ayaa waxuu sheegay inuu qoyska lajaanqaado isbadalka aduunnka kadhacaya oo ay ugu horeeyo kan Gurigaaga gudihiisa ka dhacay iyo kan banaanka kadhacaya sida Tiknoolijiyada, dhex galka dhaqano kala duwan iyo la noolaanshaha dad aadan isku luqad ahayn ama isku diin ahayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.