gedotimes.com
Daawo:Madaxwaynaha Puntland oo lakulmay Qoyskii Caasha Ilyaas
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Ehelada Caasha ilyaas aadan oo ahayd gabar yar oo Dil iyo kufsi loogu gaystay Gaalkacyo. Madaxwaynaha Puntland aya…