Daawo:Madaxwaynaha Puntland oo lakulmay Qoyskii Caasha Ilyaas

deni

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Ehelada Caasha ilyaas aadan oo ahayd gabar yar oo Dil iyo kufsi loogu gaystay Gaalkacyo.

Madaxwaynaha Puntland ayaa marka hore uga tacsiyey dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Caasha Ilaays, Madaxwayne Deni ayaa balan qaaday in dadkii ka dambeeyey Dilka Caasha in sharciga lahorkeeni doono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.