Xog:Ciidamo kamida ilaalada Axmed Madoobe oo u goystay Alshabaab

jubaland

Wararka laga helaayo Madaxtooyada Jubbaland ayaa waxaa sheegayaan inay 4 ka mid ah ilaalada madaxtooyada Jubbaland xigtana u ah Axmed Madobe ayaa la goostay hubkoodi iyagoo ula galay Kooxda argagixisada alshabaab.

waxaa maalmahan soo batay goosashada ciidamada Jubbaland ee kadib marki ay so wajahaday dhaqaalo xumo.

Hogaamiyaha Jubbaland ee Fashilmay Axmed Madoobe ayaa waxaa soo wajahay dhaqaalo xumo waxaana u sababa dhaqaalihii laga heli jiray dowlada iyo hay’adaha caalamiga oo istaagay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.