Shabaab ayaa caawa so Weeraray Degmada Balcad

deg

Kooxda Argagixisada Shabaab ayaa waxay Caawa weerareen degmada Balcad ee gobolka Shabeelada Dhexe.

wararka aanu kahelayno Degmada Balcad ayaa waxay sheegayaan in Magaalada laga maqlaayo Xabado iyo Madaafiic ay tuurayaan Ciidamada Amisom waxaana adag si warar rasmi ah loo helo iyadoo Xili dambe ah iyo dhaq dhaqaaqa dadka oo yar.


Waa weerarkii labaad oo Al-Shabaab ku soo qaadaan degmada Balcad iyadoo sanad ka hor ay ay soo weerareen Degmada Balcad kaas oo qasaaro loogu gaystay.

Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.