Daawo: Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo kormeer ku tagay Xarunta cusub ee Haweenka degmadda Caabudwaaq

carabay

Madaxweyne Kuxigeenka Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi “Carabeey” ayaa waxuu kormeer shaqo ku tagay Xarunta Cusub ee ururka Haweenka degmadda Caabudwaaq oo dhismihiisu marayo Heer Gabagabo.

Madaxwayne kuxigeenka Galmudug waxaa kormeerkiisa ku waheliyey Xildhibaano ka tirsan Galmudug, Maamulka Degmada Caabudwaaq iyo Madaxda Ururka Haweenka Degmada Caabudwaaq

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.