Madaxweyne Farmaajo oo sagootiyay Madaxwaynaha Jabuuti

ismaaciil

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta ku sii sagootiyay Garoonka Aadan Cabdulle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi ballaaran oo ku wehliyay safarkiisa.

Booqasho labo maalin ah ayuu magaalada Muqdisho ku yimid shalay madaxweynaha dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wefdi balaaran oo la socday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.