Sawiro:Isxilqaan lagu dhisaayo Garoonka Diyaaradaha Degmada Buurdhuubo

buurdhubo

Garoonka Diyaaradaha Degmada Buudhuubo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka socda Dib u dhis lagu balaarinaayo Garoonka diyaaradaha kaas oo ah Wajigii Saddexaad.

Shacabka ku dhaqan Degmada Buurdhuubo ayaa si iskaa wax u qabso ah ugu istaagay dayactir lagu sameynayo garoonka diyaaradaha Degmada Buurdhuubo w, waxayna Dowlada Federaaalka ah iyo Shacabka kasoo jeeda gobolka Gedo ka codsadeen in laga qayb qaato dayactirka garoonka diyaaradaha Buudhuubo.

buurdhuubo

Ciidamada iyo Madaxda Maamulka deegaanka ayaa ka qayb qaatay dib dhiska Garoonka Diyaradaha, iyagoona ugu baaqay shacabka deegaanka in ay si wada jir ah uga qayb qaatan Olalaha dib loogu dhisayo garoonka diyaaradaha Buurdhuubo.

buurdhubo
buurdhubo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.