Daawo:Cadaymo loo helay eedii Axmed madoobe loo Jeediyey

axmed madoobe

Siyaasiyiinta iyo waxgaradka Jubbaland ayaa waxay Axmed madoobe ku eedeeyeen inuu si bareera uga tagay Masawirka Madaxwaynaha Soomaliya taas oo ku doonayey inuu madaxda dowlada iska Horkeeno.

Hadaba sidaad ugu jeedaan Masawirkaan waxaa idiin Muuqda Axmed madoobe inuu soo daabacay Masawirka Ra’iisalwasare Khayre iyo Kiisa waxaana u dhaxeeya Astaan qaranka taas oo lagu badalay Masawirkii Madaxwaynaha waana tan ay siyaasiyiinta ku eedeyeen Hogaamiyaha Jubbaland ee Fashilmay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.