Daawo:Muslimiinta oo loogu baaqay inay ka qayb qatan Masjidka horu Fadhi ee Buuhoodle

masjid

Gudiga iyo Culumada Gacanta ku haya Masjidka deegaanka Horu Fadhi ee Buuhoodle ayaa waxay marka Hore u mahadceliyeen dadka ka qayb qaatay Dhismaha Masjid waxayna codsadeen in lga qayb qaato gaba gabada Masjidka.

Waxii faafaahin iyo tabaruc ah fadlan kala Xariira Tel:-0636544089

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.