Sawiro:Kismaayo Taliye Indho qarsho ayaa booqday Xeryo Ciidan

indha

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) ayaa maanta Kormeer ku tagay Taliska Guutada 11-aad qaybta 43-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka.

Kormeerka waxa ku weheliyay Taliyaha Booliska Soomaaliya Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed (Ameerico) iyo lataliyaha Madaxweynaha Jubbaland ee arrimaha Ciidanka Sarreeya Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal.

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaliya indho qarshe ayaa Ciidamada waxuu ka wareystay Xaaladooda nolaleed waxuuna uga warbixiyey Hawlgalada Socda ee lagula dagaalamayo Shabab.

ciidan
indhoqorshe

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.