gedotimes.com
Muuqaal:Sarkaal ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa ka bad baaday Qarax loogu Xiray Gaarigiisa.
Qarax ka dhashay gaari Saaruf ah oo walxaha qarxa lagu soo xiray ayaa ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama meel aan ka fogeyn Isgoyska Shaqaalaha ee waddadaasi. Warar aan helnay ayaa sheegaya in gaari…