Muuqaal:Sarkaal ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa ka bad baaday Qarax loogu Xiray Gaarigiisa.

qarax

Qarax ka dhashay gaari Saaruf ah oo walxaha qarxa lagu soo xiray ayaa ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama meel aan ka fogeyn Isgoyska Shaqaalaha ee waddadaasi.

Warar aan helnay ayaa sheegaya in gaarigaasi uu lahaa Taliyaha dambi baarista CID Cumar Bille lamana sheegin wax khasaare nafeed ah oo uu geystay Qaraxaasi.

Warar aan helnay ayaa sheegaya in gaarigaasi uu lahaa Taliyaha dambi baarista CID Cumar Bille lamana sheegin wax khasaare nafeed ah oo uu geystay Qaraxaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.