Daawo:Waxgarad iyo Siyaasiyiin Kasoo Jeedo Jubaland ayaa Dhaliilay Safarkii uu Ra’iisul Wasaare Xasan Khayre Ku Tagay Kismaayo.

Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Kasoo Jeedo Maamulka Jubaland ayaa Dhaliilay Safarkii uu Ra’iisul Wasaare Xasan Khayre Ku Tagay Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Maamul Goboleedka Jubbaland.

Waxgaradkaan iyo siyaasiyiinta ayaa waxay sheegeen Ra’iisalwasaaare khayre inuusan la kulmin Bulshada Jubbaland balse badalkeena loo keenay dad aan cidna Matalin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.