Daawo:Puntland ayaa ka dalbtay DFS in laga qeybgaliyo Wadahadalada u dhaxeeyada Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland

deni

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo xirey Shirka Jihaynta Siyaasadda Xukuumadda Cusub ee Dowladda Puntland oo sadexdii maalmood ee ugu dambeysey ka socdey xarunta Wasaardda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga Ah ee Magaalada Garoowe.

Warmurtiyeed kasoo baxay Shirka Jihaynta siyaasadaXukumada Cusub ee Puntland ayaa waxaa Dowlada federaalka ee Soomaliya laga dalbaday in Wadahadalada udhexaaye Dowlada federaalka ah iyo Maamul goboleedka Soomaliland in Puntland qayb ka noqoto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.