Daawo:Madaxweynaha Laftagareen ayaa xarigga ka jaray xarumaha adeegyada bulshada ee degmada Diinsoor

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedlka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Laftagareen waxaa uu sheegay in Mashaariic hormarineed laga fulinayo degmada Diinsoor ee gobolka Bay kuwaas oo muhiimad gaar ah u leh dadka deegaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.