Daawo:Khudbadii Khayre Caawa Ka jeediyey Kismaayo

khayre

Waxaa Caawa Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland ku soo gabagaboobey Xafladda Sagootinka ee Ra’iisalWasaaraha Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Kismaayo.

Ra’iisalwasaare Khayre ayaa Caawa Munaasabada sagootinta ah Khudbad ka jeediyey waxuuna sheegay Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo iyo Axmed Madoobe inay ku kulmi doonaan Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.