Dowlada Somaliya oo Garoomada diyaradaha ka Maamnucday diyarada Antonov

Diyarad

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay sheegtay in ay garoomadeeda ka mamnuucday in ay isticmaalaan diyaaradaha duqoobay ee lagu farsameeyo wadankii la oran jiray midowga Soofiyeeti.

War ka soo baxay hay’adda duulista Soomaaliya ayaa lagu sheegay in laga mamnuucay dalka diyaaradaha Antanov 24, Antanov 26, Antanov 32 iyo Antonov 12.

Diyaaradaan ay soo soomaliya hawadeeda ka joojisay ayaa waxay tahay mid garoomada caalmiga sanado hore laga joojiyey kadib markii Safetigeesa uu xumaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.