Shirkii Horumarinta Dhaqalaha Somaliya ayaa kismaayo ka furmay

axmed

Shir looga hadlayo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa waxaa laga daahfurey magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Hogaamiyaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed madoobe ayaa daahfurey shirka Horumarinta Dhaqaalaha Somaliya waxaana shirka goob joog ka ah Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya.

Shirka waxaa maalgalinaya Midowga Yurub waxaana uusocon doona dhowr maalmood.

yurub

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.