Daawo:Mahad Cabdalla Cawad ayaa Maanta Booqday wasarada Gashaandhiga

cawad

Guddoomiye ku-xiggeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta kormeer ku tagay Xarunta wasaaradda Gaashaandhigga ee Magaaladda Muqdisho,waxaana kusoo dhoweeyay Wasiirka wasaaradda Difaaca iyo Abaanduullaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka, waxaana kulanka ka qeyb galay wasiirka gaashaandhigga iyo Abaanduulaha Ciidanka Xooga Dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.