Daawo:Madaxwayne Deni oo sheegay in Soomaliland kusoo duushay

deni

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Dr Siciid Deni ayaa Somaliland ku eedeyey in ay dhaq-dhaqaaq ciidan iyo gardarro duullaan oo horleh ka wadaan dhulka Puntland.

Deni wuxuu nasib daro ku tilmaamay iney sii kordhayso dhaqdhaqaaqyada ciidan ee somaliland ay ka wado xaduudaha kala duwan ee ay la wadaagaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.