gedotimes.com
Daawo:Axmed madoobe oo lagu eedeyey inuu si ula kaca uga tagay Masawirka farmaajo Khayrana Madaxwayne ugu Yeeray
Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdi Fataax Aaqil ahna Xildhibaan ka tirsan dowlada federaalka ah soomaliya ayaa waxuu Axmed madoobe ku eedeyey inuu si bareera uga tagay Madaxwayne Maxamed Cabdul…