Sawiro:Axmed Madoobe oo Amar duldhigay Ardayda Iskuulada Kismaayo

Arday

Hodaamiyaha Jubbaland ee fashilmay Axmed madoobe ayaa waxuu Ardeyda dhigata Iskuullada kala duwan ee magaalada Kismaayo ku amaray inay joojiyaan waxbarshadooda si ay a qayb qaataan soo dhaweynta Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyrre.

Ardayda iyo macalimiinta Magaakada Kismaayo ayaa waxay iskundayeen inay Axmed madoobe ka dhaadhiciyaan inay waxbarashada ka mahiimsanntahay soo dhaweynta Ra’iisalwasaraha madaama ay juraan dad fara badan oo ka qayb qaadanaya soo dhaqaynta Khayre.

Axmed madoobe ayaa waxuu ugu hanjabay Ardaygii iyo Macalinkii imaan waaya inay mutaysanayaan Xarig.

Shacabka Kismaaayo ayaa waxaa labadii sano lasoo dhaafay dhagahooda maqlayeen in dowlada cadow ku tahay Jubbaland.
Araday

Arday

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.