Daawo:Qaar kamida Madaxda Dowlada Somaliya oo Saxiixay Buuga tacsida dadkii ku dhintay Diyarada Itoobiya

wasiir

Madax ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay saxiixeen Buugga tacsida dadkii ku dhintay diyaaradii Ethiopian Airline ee shalay burburtay, Buuga ayaa waxaa laga furay safaaradda Ethiopia ku leedahay Caasumada Soomaliya ee Muqdisho, Dadkaas Buuga Tacsida Saxiixay ayaa waxaa kamida Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaliya, Gudoomiye kuxigeenka labada ee barlamaanka Soomaliya iyo safiirka Dalka Jabuuti u fadhiya soomaliya.

Safiirka Itoobiya u fadhiya dalka Soomaliya jamaamulidiin Mustafa Cumar ayaa Madaxda Soomaliyeed iyo safiirada Soomaliya ujooga dalalka Caalamka uga Mahadceliyey sida wanagsan ee ay ula qaybsadeen Dwolada iyo shacabka Itoobiya dhibkii kasoo gaaray Diyaaradii itoobiya ee burburka ku yimid taas oo dad aad u iti badan ku dhinteen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.