Daawo:Abwaan Guuri ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey shaqada kasocota Tiyaatarka qaranka

tiyaartar

Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka Abwaan Cusmaan Cabdullaahi Guure ayaa waxuu rajo wanaagsan ka muujiyey shaqada quruxda badan ee la qabtay, shacabka soomaaliyeedna indhahooda ku arki doonaan waxay ku farxaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.