gedotimes.com
Xoghaye Joogtada Xafiiska Ra’isul wasaaraha oo noqday Shaqaale u adeega Axmed Madoobe
Waxaa soo ifbaxay durba, kadib markii uu maanta gaaray Magaalada kismaayo Xog-hayaha Joogtada ee xafiiska Ra’isul Wasaaraha Axmed Nuur Maxamed Uulax in uu yahay shaqsi u adeega Axmed Madoobe …