Sawiro:Wafti horu dhaca u raiislwasare Khayre ayaa garaay Kismaayo

Wafdi ka socda Xafiiska Ra`iisul Wasaaraha dalka Mudane Xassan Cali Kheyrre ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Kismaayo, Wafdigan ayaa hordhac u ah wafdi uu hoggaaminayo Ra`iisul wasaarahu kaas oo la filayo in uu soo gaaro Magaalada Kismaayo.

Imaanshaha Ra’iisalwasaare Khayre Magaalada Kismaayo ayaan lagaranayn waxay ku saabsan tahay waxa wara oo kasoo baxay baxay dowlada Soomaliyana majiraan.
khayre

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.