Muuqaal:Wasiirka Cadaalada oo qaar kamida Ciidamada Asluubta Aqoon Kororsi u furay

wasiir

Xaflad lagu qabtay Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa waxaa ka qayb galay wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XF Soomaaliya iyo saraakiisha Ciidanka Asluubta iyadoo halkaas tababar aqoon kororsi ah oo la xiriira dhanka luqadaha uu ufuray wasiirku qaar ka tirsan Ciidanka Asluubta.

Wasiirka Cadaaladda xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu furan yahay tababarka askarta isla markaana muhiim ay ciidanka u tahay in ay iska dhisaan dhanka luqadaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.