MuuqaaL:Somaliland ayaa Xoriyadii usoo Celisay Dhalinyaro Darbijiif ah oo Xabsiyada lagu guray

Maxkamada Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex ayaa Xoriyadii usoo Celisay Dhalinyaro Darbijiif ah oo Horre Xukun Loogu Riday, dhalinyaradaan ahaa ah kuwa aan nolashooda kaafin Karin meelaha darbiyada ahna saxeen jiray waxaana lawaayey dad kiaafalo qaada Cuntadooda inta Xabsiga ay ku jiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.