Wasiirada Arimaha Dibada Somaliya iyo Masar oo kulan ku yeeshay Qaahira

Wasiir

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad waxa uu maanta oo Talaado kula kulmay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar dhiggiisa Masar Sameh Shoukry.

Waxa ay labada dhinac ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga dhow si loo sameeyo wax wadaag istiraatiijiyadeed oo dhammeystiran oo ka dhabaynaya danaha labada dal iyo labada shacab ee walaalaha ah, sidoo kale waxa ay faaqideen arrimo muhiim ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.