Muuqaal:Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Somaliya ayaa xarigga ka jaray Dugsi sare oo laga hirgeliyey Xudur

qaloocow

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Cali (Qolocow) oo ay wehliyeen Wasiiro iyo xubno kale ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Xudur ee Gobolka Bakool.

Soo dhoweyn kaddib Wasiirka iyo Wafdigiisa waxaa loo galbiyey xaruunta Dugsi Sare oo dhowaan dayactir iyo dhismo cusub lagu sameeyey, waxayna booqdeen qeybaha kala duwan ee dhismaha Iskuulka uu ka kooban yahay, iyagoo u kuurgaley tayada dhismaha iyo qalabeynta lagu sameeyey iyo gaari iskuulka uu leeyahay oo halkaa lagu soo bandhigey, waxayna xarigga ka jareen dhismaha Iskuulka Dugsiga Sare ee Xudur laga hirgeliyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.