Top News:Maxkamada Garbahaaray ayaa dil ku fulisay Nin Gabar Kufsaday

Garbaaharay

Maxkamada Degmada Garbahaarey Ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa waxay Saakey Dil Toogasho Ah Ku Fuliso Danbiile Maxamuud Cali Xaamuud Oo 32 Jir Ah,

Maxamuud ayaa dhawaan Kufsi Iyo Dilba U Geystey Haweeney Ku Nooleyd Deegaan Hoostago Degmada Garbahaarey Ee Gobolka Gedo.

Maxkamada Garbaaharay ayaa waxay noqonaysaa tii u horeeysay oo sharci ku fulisa raga kufsiga iyo dilka kula kaca dumarka soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.