Daawo:Gudoomiya ururka Haweenka ayaa weerar afka kuqaaday wasiirka haweenka Somaliya

batuulo

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo gabale ayaa eedeyn kulul ujeedisay Wasiirada Haweenka Dowlada federaalka Soomaliya kana soo horjeesatay Shirka Haweenka Qaranka ee ay Qaban qaabineyso Wasaarada haweenka ee Xukuumada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.