Daawo:qarax Sababay Dhimasho iyo dhaawac o ka dhacay Muqdisho

qarax

Magaladaa Muqdisho ayaa waxaa caawa ka dhacay qarax loo adeegsaday Gaari kaas o gaystay qasaaro isugu jira Dhimasho dhaawac iyo Burbur hanti, qaraxa ayaa waxuu kadhacay inta udhaxeysa Hillaac Uk iyo Hotel Maka Almukarama.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.