Ciidamada Amniga oo soo qabtay Mid kamida Ragii weerarka Soo qaaday

shabab

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan inay Ciidmada Aminga ay ku guulaysteen inay soo qabtaan mid kamida Ragii weerarka ku qaadfay Hotelka Maka Almukarama iyo goobo ganabsi oo ku yaala Magaalada Muqdisho.

Qaraxaan iyo raga weertarka soo qaaday ayaa waxaay gaysteen qasaaro aan tradooda wali lashaacin oo isugu jira Dhimasho iyo dhaawac, waxaa kaloo qasaaro badan soo gaareen goobo ganacsi oo isugu jira Hoteelo iyo Maqaaxiyo.

Wararka ka imaanaya Muqdisho ayaa waxay kaloo sheegayaan inay ciidmada Aminga soo afjareen kooxdii ka tirsanyd Alshababka oo weerarka gaystay.

Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad a.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.