Axmed Madoobe ayaa Wariye Cabdirisaaq Al Cadaalo kismaayo ka Masaafuriyey

cabdirisaaq

Hogaamiyaha Fashilmay ee Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxuu Hoygiisii kasoo masaafuriyey wariyihii talefishinka SAAB TV Cabdirisaaq Cawil Al Cadaalo oo ah muwaadin reer Jubbaland ah, xariga Wariyaha ayaa yimid kadib markii shalay uu warbixin ku saabsan Xildhibaan Xidig oo soo gaaray Magaalada Kismaayo ka baahiyey talefishinka Saabt tv.

Wariye Cabdirisaaq Al Cadaalo ayaa waxuu ka warbixiyey sidii lagu soo qabtay waxuuna bartiisa facebook ku qoray Qoraal uu kaga Hadlaayop sida loo soo qabtay Xalay saakana looga masaafuriyey Magaalada Kismaayo waxuuna hada ku sugan yahay Magaalo madaxda Soomaliya Muqdisho.

Waxaana Qoraalkiisa kamid ahaa sidaan:-
cabdirisaaq

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.