Daawo:Shacabka Caabudwaaq ooo fariin udiray Gaalkacyo iyo Maamulka Puntland

Shacabka Caabudwaaq Oo Sidareen leh Ooga Hadley Dilkii Caa ‘isha ilyaas Adam Oo La Sheegey in ay Caabudwaaq ku Dhalatey, Waxaana Qoyska Caa ‘isha ay ka midyihiin Dadkii Aas aasey Dagmada Caabudwaq sida ay kusoo waramayaan wariye Mowliid.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.