Daawo:Gabar Soomaliyeed oo Suugan ku cabirtay Dilkii Foosha xumaa ee Galkacyo ka dhacay

ibtisan

Waxaa baryahan falal isku xig xiga oo dumarkaa loo gaysanyo ka dhacayey Magaalada Gaalkacyo iyo degana kale dhibaatooyin aad loga xumado Kii u dambayey ayaa waxaa Dil arxan daro ah loogu gaystay Gabar yar 13 jir taas oo aan waxba galabsan.

Ibtisaam Suldaan Axmed oo kamida Gabdhaha Wariyaasha Soomaliyeed ayaa waxay aad uga xuumaatay Dhibka Soo gaaray Caa ‘isha ilyaas Adam waxayna Suugaan ku cabirtay Dhibka loo gaystay Gabdha yar ee caa’isha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.