gedotimes.com
Sawiro:Madaxwaynaha Somaliya oo lagu soo dhaweeyey Dalka Qadar
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa galabta soo dhoweyn diiran loogu sameeyay magaalada Doxa ee caasimadda dalka Qatar.…