Sawiro:Madaxwaynaha Somaliya oo lagu soo dhaweeyey Dalka Qadar

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa galabta soo dhoweyn diiran loogu sameeyay magaalada Doxa ee caasimadda dalka Qatar.
Mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda Qatar ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay madaxweyne Farmaajo, Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maalinta beri ah la kulmi doona Amiirka wadanka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-thaani.
farmaj

farmajo

farmajo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.