Daawo:Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in lagu bahdilay Soomaliland dalka Itoobiya

muusa

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa si adag uga Hadlay Safarkii Madaxwaynaha Somaliland Ku Tagay Dalka itoobiya kaas oo Somaliland loo aqoonsaday Maamul Goboleed, waxaa kalo sheegay in Soomaliland ay Itoobiya ku qasabtay inay xiiri Fiican la yeelato Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ee uu Hogaamiyo Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.