Daawo:Dad Shacaba oo Hantidoodii Lagu dhacay Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ee Jubbaland ayaa waxaa kasocda dhac iyo Boob loo gaysto hantida shacabka Soomaliyeed taas oo ay ku kacaan Madaxda ugu sareeysa maamulka Jubbaland waxaana dhacay marar badan in dhibaato loo gaysto shacabka iyadoo dil ama dhaawac mutaysta markii ay ku dagaalamaan hantidooda.

qaar kamida shacabka Jubbaland ayaa waxay sheegeen in dhulkoodii xoog lagu haysto ayadoo ladoonayo in lacag looga qaato Haya’ado iyadoo aan wax latashi ah lagala samayn dadkii lahaa dhulkaan boobka ay ku qaateen Madaxda maamulka Jubbaland.

Hoos kadaawo Shacabka jubbaland oo warbaahinta Gedotimes soo gaarsiiyey Muuqaal iyo Sawiro.


kismaayo

kismaayo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.