Muuqaal:Wasiirka Sabriye ayaa ka hadlay Hananka uu soo Maray Shir waynihii dhab-u hishiisiinta Qaran

wasiir

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye oo shir weynihii hannaanka dhab u heshiisiin Qaran kadib waraysi kooban siiyay SNTV ayaa ka waramay marxaladihii uu soo maray hannaankaan iyo dhaqan galintiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.